Baro Xirfad Goor Kasta & Goob kasta
Mustaqbalkaaga ku maal geli xirfad………..
goor kasta | goob kasta.
Kobci Garaadkaaga Goor Kasta & Goob kasta
Kusoo Biir Falasalda Fogaan-araga
Kusoo biir fasalo Fogaan arag ah oo la qaadan doono asbuucii ugu yaraan sadex Casho, loona diyaariyey si khaas ah in ardayga loogu dhiso
Dooro xirfad
Dhis mustaqbalkaaga adigoo dooranaya koorsada kugu haboon.
Xulo koorsadaada maanta.
Naftaada ku maal geli inaad bartid xirfad goor kasta iyo goob kasta
Dooro Xirfad oo dhis musqtaqblkaaga
Networking
waa course muhiim u ah barashada dhamaan wixii la xiriira networking, cyber security iyo ethical hacking
Programming
waa course kaa caawin doonaa sidaad u dhisi lahayd application kala duwan sida Web App, Mobile App iyo Desktop App
Multimedia
waa course ka kooban dhamaan wixii la xiriira nashqadaynta iyo qurxinta ganacsiga casriga ah sida video editing iyo wixii lamida
Comp Essentials
waa course loo diyaariyey barashada computerka iyada oo lagasoo bilaabi doono meesha ugu hooseyso oo ah waa maxay computer?
Frequently Asked Questions
waxay iskug jiraan kuwo live ah oo aad si gaar ah dalban kartid iyo kuwo diyaarsan aad wakhti kasta heli kartid.
waxay ku xirantahy Koorsada aad isku maal gelin doontid koorsada ugu qaalisana kama badna qiime dhan $10 sidoo kale waxa jira koorsooyin bilaash ah.
Waxaad dooran kartaa koorsada aad rabto, kadibna waxaad ku bixin kartaa lacagta nidaamka lacag-bixinta ee website-ka. Markaad bixiso, koorsada isla markiiba waa kuu furnaan doontaa insha Allah.
dhamaan koorsooyinku waa waa self-paced, taasoo micnaheedu yahay inaad baran karto wakhti kasta oo kuu sahlan adiga, sida wakhtiyada fasaxa iwm.
Waxa jira caawinaad joogto ah adigoo lasoo xiriiri doona team loo diyaariyey inay ardayda ka caawiyaan caqabdaha ay wajahaan ama la kulmaan.
Layli Skills waa madal waxbarasho oo online ah oo kuu sahleysa inaad barato xirfado casri ah si aad u dhisto mustaqbal wanaagsan oo shaqo iyo horumar leh.
ku iibso adeega wafi